HomeWararGudoomiyaha golaha shacabka oo maanta Kismaayo kulan muhiima ku shir guddoomiyey.

Gudoomiyaha golaha shacabka oo maanta Kismaayo kulan muhiima ku shir guddoomiyey.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka banbaxa guddiga ah ee Golaha Shacabka oo maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah dowlad goboleedka Jubbaland,waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb gashay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka banbaxa guddiga ah ee Golaha Shacabka oo maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah dowlad goboleedka Jubbaland,waxaana kulanka sidoo kale ka qeyb gashay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar.

Kulanka oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaaladda Kismaayo ayaa xubnaha guddiga joogtada ah waxa ay uga hadleen ajendayaasha kalfadhiga shanaad ee Golaha Shacabka inta kulanka uu socday ayaa waxaa lagu ansixiyay laba qeybood oo kala ah ajendayaasha guud ee kalfadhiga shanaad iyadoo sidoo kale la jadwaleeyay Ajendayaashii horay u yaalay Golaha iyo intii kale ee cusbeyd islamarkaana Golaha soo gaartay.

- Advertisement -

Gudoomiyaha ayaa maalmihii u danbeeyey safar shaqo u joogey Kismaayo,dawladda federaalka ayaa wali wadda dedaalo lagu xoojinaya sidii loo dhaqan galin lahaa cudubyadda cusub ee lagu soo kordhiyey dastuurka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts