HomeCaalamkaIn ka badan 20 qof oo ku geeriyootay Dooni ku qalibantay Webi

In ka badan 20 qof oo ku geeriyootay Dooni ku qalibantay Webi

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Saacadihii hore ee shalay oo sabti aheyd ayaa waxay Dooni ku degtay Webi ku yaalla Gobalka Nangarhar ee Bariga dalka Afgaanistaan.

Ilo-wareedyo ayaa sheegay inuu Matoorka Doonida ku dhacay Webiga,  xilli ay Doonida maraysay Deegaanka Basal oo ka tirsan Degmadda Mohanad Dara ee gobalka Nangarhar.

Saraaakiisha Maamulka Maxaliga ee Taalibaan ayaa sheegay inay 20 qof ku dhinteen Shilkaasi,  halka 5 kalena la soo badbaadiyey.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Gobalka Nangarhar ayaa la sheegay inay Doonida degtay qiyaastii 7:30 ee xilliga waqtiga dalkaas Afgaanistaan.

Rakaabka la socday Doonida qalibantay waxaa ka mid ahaa Haween iyo Carruur, kuwaasi oo ku haftay Webiga, maadaama aysan aqoonin qaabka loo dabaasho.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories