HomeCaalamkaGolaha Ammaanka oo Cunaqabataynta kusii giijiyey Suudaanta Koonfureed

Golaha Ammaanka oo Cunaqabataynta kusii giijiyey Suudaanta Koonfureed

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Golaha Ammaanka ee QM (The United Nations Security Council (UNSC) waxay Kulan Khaas ah ka yeesheen Cunaqabataynta Hubka ee weli saaran Suudaanta Koonfureed (South Sudan). Cunaqabatayntaasi waxaa kaloo qeyb ka ah Xayiraadda Hantida, Socdaalka iyo Hubka. Kulan ay Golaha Ammaanka ee QM yeesheen Khamiistii la soo dhaafay ayaa waxay Cusbooneysiiyeen Cunaqabatayntaasi ilaa laga gaarayo bisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Ammaanka ee QM (The United Nations Security Council (UNSC) waxay Kulan Khaas ah ka yeesheen Cunaqabataynta Hubka ee weli saaran Suudaanta Koonfureed (South Sudan).

Cunaqabatayntaasi waxaa kaloo qeyb ka ah Xayiraadda Hantida, Socdaalka iyo Hubka.

- Advertisement -

Kulan ay Golaha Ammaanka ee QM yeesheen Khamiistii la soo dhaafay ayaa waxay Cusbooneysiiyeen Cunaqabatayntaasi ilaa laga gaarayo bisha May 31-da ee sanadka soo socda ee 2025.

Sidoo kale Golaha Ammaanka ee QM (UNSC) waxay u codeeyeen in Xilli-Hawleedka Guddiga Khubarada Caalamiga ee Kormeerka Cunaqabataynta saaran dalkaasi ay sii shaqayn doonaan ilaa laga gaarayo bisha July Kowdeeda ee sanadka soo socda ee 2025-ka.

Si kastaba, 9 Waddan oo ka tirsan Golaha Ammaanka ee QM ayaa ansixiyey Cunaqabataynada saaran dalka South Sudan, halka ay 6 dal ka maqnaayeen Codeyntaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts