HomeWararShirka Golaha Wadatashiga oo galay maalintii saddexaad & Qodobada laga doodayo

Shirka Golaha Wadatashiga oo galay maalintii saddexaad & Qodobada laga doodayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa maalintii saddexaad Xarunta Madaxtooyada ka socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka, Shirka ayaa furmay maalintii dorraad aheyd ee talaadada. Shirka Madaxda ayaa waxa looga arrinsanayaa arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dar dargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maalintii saddexaad Xarunta Madaxtooyada ka socda Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka, Shirka ayaa furmay maalintii dorraad aheyd ee talaadada.

Shirka Madaxda ayaa waxa looga arrinsanayaa arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin xaaladda amniga dalka, gaar ahaan dar dargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo Ciidamada Xoogga dalka ay ka soo hoyeen guulo waaweyn, kana xoreeyeen deeganno badan oo ay horey ugu dhibaateynayey shacabka Soomaaliyeed iyo dhameystirka dastuurka dalka.

- Advertisement -

Sidoo kale madaxda dowladda iyo kuwa maamulada ayaa shirkooda galay maalintii saddexaad dood adag uga yeelanaya arrimaha doorashooyinka dalka, waxaana madaxda dowlad Goboleedyada marka laga reebo Puntland kusoo food leh doorashooyin.

Shirkii shalay ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa waxaa Warbixino looga dhageystay Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo madaxda usoo bandhigay xaaladaha amni iyo bulsho ee deegaannada SSC.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts