HomeWararMadaale oo Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaale oo Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka cusub ee Turkiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper AktaÅŸ. Duqa Muqdisho ayaa ugu horeyn Danjiraha cusub ee Turkiga Amb. Alper AktaÅŸ ugu hambalyeeyey masuuliyadda loo igmaday, waxa uuna sheegay in Turkiga uu yahay walaal dhab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Alper AktaÅŸ.

Duqa Muqdisho ayaa ugu horeyn Danjiraha cusub ee Turkiga Amb. Alper AktaÅŸ ugu hambalyeeyey masuuliyadda loo igmaday, waxa uuna sheegay in Turkiga uu yahay walaal dhab ah oo ay leedahay Soomaaliya oo xilliyo adag soo garab taagnaa.

- Advertisement -

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo, sii wadista mashaariicda horumarineed oo ay Dowladda Turkiga iyo Hey’addaheeda kala gedisan ka fuliyaan Muqdisho iyo sidii loogu wada-shaqeyn lahaa Mashaariicyo cusub oo lagu horumarinaayo Gobolka Banaadir.

Danjire Alper AktaÅŸ ayaa ugu mahadceliyay Duqa Muqdisho soo dhaweynta Walaaltinimo ee loo sameeyay, asigoona tilmaamay in uu sii xoojin doonno wada-shaqeynta labada dhinac iyo xoojinta mashaariicda lagu hormarinaayo Caasimadda Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts