HomeWararShirka Wadatashiga Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Deni oo ka furmay Garoowe

Shirka Wadatashiga Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Deni oo ka furmay Garoowe

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Shirka u dhexeeya Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow ka furmay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha wax ka bedelka Dastuurka oo si weyn uga soo horjeedaan Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya […]

- Advertisement -

Shirka u dhexeeya Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhow ka furmay magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo arrimaha wax ka bedelka Dastuurka oo si weyn uga soo horjeedaan Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Shariif, Farmaajo iyo Madaxweyne Saciid Deni ee Maanta shirka u furmay.

- Advertisement -

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweyne ku-xigeenka, Guddoomiyaha Golaha Wakillada Puntland, Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakillada Puntland Maxamed Baari , Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Goleyaasha Puntland.

Madaxweynayaashii hore ee dalka  iyo Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si isku mid ah uga soo horjeeda qorshaha wax ka bedelka Dastuurka KMG, waxaana madaxdan la filayaa inay shirkaan kasoo saaraan Go’aano.

Latest stories