HomeWararBurcad-baddeedii Soomaalida ee afduubatay Markabkii MV Ruen oo la geeyay Hindiya

Burcad-baddeedii Soomaalida ee afduubatay Markabkii MV Ruen oo la geeyay Hindiya

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kooxdii Soomaalida ahayd ee ciidanka badda Hindiya ay ku qabteen markabka MV Ruen ee u afduubnaa bilooyin ayaa hadda la geeyay dalka Hindiya , iyadoo lagu wareejiyay ciidanka Booliska Mumbai oo la sheegay inay maxkamadda gayn doonaan. Ragga burcada Soomaalida ayaa waxa ay wajahayaan eedeymo la xiriira burcad badeednimo, afduub iyo inay iska caabin kala […]

- Advertisement -

Kooxdii Soomaalida ahayd ee ciidanka badda Hindiya ay ku qabteen markabka MV Ruen ee u afduubnaa bilooyin ayaa hadda la geeyay dalka Hindiya , iyadoo lagu wareejiyay ciidanka Booliska Mumbai oo la sheegay inay maxkamadda gayn doonaan.

Ragga burcada Soomaalida ayaa waxa ay wajahayaan eedeymo la xiriira burcad badeednimo, afduub iyo inay iska caabin kala hortageen ciidanka badda Hindiya oo ay rasaas ku fureen , diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee wax sawirtana ka soo rideen.

- Advertisement -

Kooxdan oo ka kooban 35 nin , oo markii la qabanayay hubaysnaa ayaa la sheegay inay Booliska Mumbai dhowaan muddeyn doonaan xilliga ay billaabanayso dacwadooda oo sidoo kale lala socod siin doono safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay Hindiya.

Ciidamada badda Hindia ayaa awood ciidan u adeegsaday soo qabashada burcad-badeeda Soomaalida oo isku dayay in ay is difaacaan, waxaana lasoo furtay markabkii ay qafaasheen bishii December iyo shaqaalihii saarnaa.

Latest stories