HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka kala hadlay xaalada Geeska Afrika

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Imaaraadka kala hadlay xaalada Geeska Afrika

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha gobolka Geeska Afrika iyo caalamka intiisa kale. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku bogaadiyay ugana mahadceliyay safiirada dalka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia garab istaagga dhabta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa hoyga uu ka degen-yahay magaalada Addis Ababa ku qaabilay Safiirada dalalka Jaamacadda Carabta u jooga Ethiopia, waxayna ka wada hadleen arrimaha gobolka Geeska Afrika iyo caalamka intiisa kale.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku bogaadiyay ugana mahadceliyay safiirada dalka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia garab istaagga dhabta ah iyo taageerada ay u muujiyeen Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku guulaysatay inay noqoto dalka kaliya ee ka socda Bariga Afrika ee u sharaxan mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee muddo xileedka 2025-2026.

- Advertisement -

Kulankan waxaa Madaxweynaha JFS kala qayb galay qaar kamid ah xubnaha wafdigiisa sida Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjiraha JFS ee dalka Ethiopia iyo safiirada Jaamacadda Carabta ee Ethiopia.

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa markii kulanka uu soo idlaaday ayaa, waxa uu Warbaahinta Qaranka uga waramay waxyaalihii looga arrinsaday kulankan, isagoona sheegay in kulankani uu muhiimad gaar ah u lahaa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts