HomeWararDFS oo wada qorshe ay ku keeneyso ciidamo cusub oo bedelaya kuwa...

DFS oo wada qorshe ay ku keeneyso ciidamo cusub oo bedelaya kuwa ATMIS

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Sheekh Cali ayaa ka hadlay qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka ku keeneyso ciidamo cusub oo ka imaanaya dalal shisheeye, kuwaasi oo bedel u noqon doona ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS. Xuseen Sheekh ayaa sheegay in ciidamada cusub ee la qorsheeynayo inay dalka yimaadan ay ka shaqeynayaan oo kaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Sheekh Cali ayaa ka hadlay qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalka ku keeneyso ciidamo cusub oo ka imaanaya dalal shisheeye, kuwaasi oo bedel u noqon doona ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS.

Xuseen Sheekh ayaa sheegay in ciidamada cusub ee la qorsheeynayo inay dalka yimaadan ay ka shaqeynayaan oo kaliya inay ilaaliyaan kaabayaasha muhiimka ah, sida garoomada diyaaradaha, maadaama ay ciidanka ATMIS uu waqtigooda sii dhamaanayo.

- Advertisement -

Wuxuu intaas kusii daray La-taliyaha Amniga Qaranka inay dowladda Federaalka ay wado wada-hadalo ku aadan hadalka ay ka imaanayaan ciidamadan, kuwaasi oo laga yaabo inay qeyb ka ahaadaan ciidamadii hore ee ATMIS.

Isaga oo sii hadlaayay Xuseen Sheekh Cali ayuu tilmaamay in laga yaabo ciidamada imaanaya dalka inay ku shaqeeyaan magaca Midowga Afrika, inkastoo aan wali si rasmi ah loo shaacin imaanshahooda.

Ciidamada la qorsheeyay oo tiradooda lagu sheegay 3,000 ilaa 8,000 oo askari, ayaa la filayaa inay ka howlgalaan Soomaaliya muddo 12 bilood ah, iyadoo lagu saleynayo xaaladda ammaan ee dalka.

- Advertisement -

Ciidamadan ayaa si gaar ah uga shaqeyn doona inay u ilaaliyaan kaabayaasha muhiimka ah ee ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, sida Garoonka diyaaradaha iyo Dekadda iyo Garoomada kale ee maamul Goboleedyada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts