HomeWararXasan Sheekh oo ku wajahan Kismaayo iyo ujeedka socdaalkiisa

Xasan Sheekh oo ku wajahan Kismaayo iyo ujeedka socdaalkiisa

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ku  wajahan magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka u ah Maamulka Jubbaland. Magaalada Kismaayo haatan waxaa ka socda, qabanqaabada soo dhawaynta Madaxwaynaha, iyadoo amniga magaalada si wayn loo adkeeyey. Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo sugaya ammaanka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ku  wajahan magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka u ah Maamulka Jubbaland.

Magaalada Kismaayo haatan waxaa ka socda, qabanqaabada soo dhawaynta Madaxwaynaha, iyadoo amniga magaalada si wayn loo adkeeyey.

- Advertisement -

Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo sugaya ammaanka, waxaana sidoo kale Masuuliyiinta mamaulkaasi ay sugayaan soodhaweynta Madaxweynaha.

Madaxwaynaha ayaa ayaa la filayaa inuu kulamo kala duwan oo la xiriira xaaladda dalka la qaadan doona madaxda sare ee dowlad Goboleedka Jubbaland oo uu ugu horreeyo Madaxwayne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts