HomeWararDEG DEG:- Taliye ka tirsan Booliska Puntland iyo Ilaaladiisa oo Qarax lala...

DEG DEG:- Taliye ka tirsan Booliska Puntland iyo Ilaaladiisa oo Qarax lala beegsaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Saaka ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana lasoo sheegayaa inuu khasaare ka dhashay Qaraxaasi. Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Qarax lala-beegsaday sarkaal ka tirsan Booliska Puntland, kaasi oo dhaawacmay, sida ay sheegayaan wararka. Taliyaha saldhiga degmada Carmo, Axmed Koboc iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Saaka ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana lasoo sheegayaa inuu khasaare ka dhashay Qaraxaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ee nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Qarax lala-beegsaday sarkaal ka tirsan Booliska Puntland, kaasi oo dhaawacmay, sida ay sheegayaan wararka.

- Advertisement -

Taliyaha saldhiga degmada Carmo, Axmed Koboc iyo qaar kamid ah ilaaladiisa ayaana ku dhaawacmay qaraxaasi, kaasi oo la gula eegtey X-kaantarool ee magaalada Boosaaso.

Sarkaalka la beegsaday iyo Ciidamo uu watay ayaa kusii jeeday Boosaaso, waxaana Qaraxaasi uu dhacay,  xilli uu sii geleyey magaalada oo ammaankeeda dowladda lagu dhaliilayo.

Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa dhaawanahan noqotay mid ammaankeedu uu marba marka kadambeysa uu soo xumaanayo, hay’adaha ammaanak ayaa dhawr jeer sheegay inay wax ka qaban doonaan falalkaasi lidka ku aha ammaanka guud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts