HomeWararBannaanbax ay ka qayb qaateen siyaasiyiin oo ka dhacay Jarmalka

Bannaanbax ay ka qayb qaateen siyaasiyiin oo ka dhacay Jarmalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Barxadda hore ee baarlamaanka dalka Jarmalka, waxaa isugu soo baxay in ka badan 150,000 oo debedbaxayaal ah, kuwaas oo sameeyey waxa ay ugu yeedheen derbiga looga hortegayo, kooxaha xagjirka ah. Dadkan ayaa ka cabanayey xisbiga Alternative for Germany ama loosoo gaabiyo AfD. Dadka debedbaxayey waxaa ku jiray, siyaasiyiin waaweyn oo u dhashay dalkaas. Tan iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barxadda hore ee baarlamaanka dalka Jarmalka, waxaa isugu soo baxay in ka badan 150,000 oo debedbaxayaal ah, kuwaas oo sameeyey waxa ay ugu yeedheen derbiga looga hortegayo, kooxaha xagjirka ah. Dadkan ayaa ka cabanayey xisbiga Alternative for Germany ama loosoo gaabiyo AfD. Dadka debedbaxayey waxaa ku jiray, siyaasiyiin waaweyn oo u dhashay dalkaas.

Tan iyo badhtamihii bishii January waxaa Guud ahaan dalka JArmalka ka socday debedbaxyo waaweyn, ka dib markii uu bogga Correctiv uu daabacay in siyaasiyiin ka tirsan AfD inay ka doodeen in si khasab ah muhaajiriinta looga saaro dalkaas – xaataa kuwa haysta dhalashada dalka Jarmalka, ka dib kulan qarsoodi ah oo ay bishii November ku yeesheen duleedka Berlin.

- Advertisement -

Jeannette Gusko oo ka mida madaxda sare ee bogga Correctiv ayaa sheegtay:

“Kooxaha wata aragtida Naziyiinta, deeqbixiyayaashooda iyo siyaasiyiinta AfD waxay ka wada-xaajoodeen sidii Jarmalka looga eryi lahaa malaayiin qof. Arrintan ayaa ah, qodob uu xisbiga AfD doonayo inuu awoodda ku gaadho.”

Hoggaamiyaha dalka Jarmalka Olaf Scholz ayaa soo dhoweeyey debedbaxyada:

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts