HomeWararXaalad adag oo Biyo la'aan ah oo ka jirta degaan ka tirsan...

Xaalad adag oo Biyo la’aan ah oo ka jirta degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Xaalad biyo la’aan ah oo halis ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka jirto  deegaanka Quracleey oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Deegaankan ayaa la tilmaamay in uusan laheyn Ceelbiyood biyo looga kala keeno, Matabaan iyo Ceelgaal ayeey dadka deegaanka Qurucleey ku iibsadaan £300 (Seddax Boqol oo Dollar) taasi oo […]

- Advertisement -

Xaalad biyo la’aan ah oo halis ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka jirto  deegaanka Quracleey oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Deegaankan ayaa la tilmaamay in uusan laheyn Ceelbiyood biyo looga kala keeno, Matabaan iyo Ceelgaal ayeey dadka deegaanka Qurucleey ku iibsadaan £300 (Seddax Boqol oo Dollar) taasi oo sida la sheegay dadka deegaanka ay awoodi la’yihiin.

- Advertisement -

Dadka ku nool deegaanka Quracleey ayaa Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Hirshabelle iyo tan dowladda Fedaraalka Soomaaliya ka dalbaday in deegaanka Quracleey la hirgalsho Ceelbiyood.

Isku duwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Maamulka Hirshabelle ee gobolka Hiiraan Cawil Maxamed Jabriil iyo Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada degmada Matabaan Maxamed Cali Garaad oo gaaray deegaanka Quracleey ayaa codkooda ku biiriyay in dadka deegaanka Quracleey aay helaan Ceelbiyood riig ah.

Latest stories