HomeWararCiidanka Itoobiya oo ka baxay Xero Milateri oo ku taalla duleedka Kismaayo

Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Xero Milateri oo ku taalla duleedka Kismaayo

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Gen. Yuusf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo uu weheliyo Taliyaha Qaybta 43-aad Gen Cali Maxamed Maxamuud Bagmadoow ayaa Ciidanka ATMIS kala wareegay Xerada ma dhamaato ee duleedka Magaalada Kismaayo. Xeradaan ma dhamaato oo sanooyin badan ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee ATMIS gaar ahaan kuwa ka socday […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland Gen. Yuusf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo uu weheliyo Taliyaha Qaybta 43-aad Gen Cali Maxamed Maxamuud Bagmadoow ayaa Ciidanka ATMIS kala wareegay Xerada ma dhamaato ee duleedka Magaalada Kismaayo.

Xeradaan ma dhamaato oo sanooyin badan ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee ATMIS gaar ahaan kuwa ka socday Itoobiya ayaa waxaa wareejiyay Taliyaha Qeybta Lixaad ee ATMIS Gen. Lucas Kutto

- Advertisement -

Xeradan Ciidan ayaa ka mid ah xerooyin dhowr ahoo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay kala wareegeen ciidanka ATMIS, iyadoo la qorsheynayo dhamaadka Sanadkan ineey guud ahaan dalka isaga baxaan ciidanka nabad ilaalinta u joogo.

Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku jira dagaalka dalka looga ciribtirayo Al-shabaab ayaa dhanka kale wada dadaalo lagu hananayo amaanka guud ee dalka.

Latest stories