HomeWararRa'iisul Wasaare ku-xigeenkii Itoobiya oo ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii Itoobiya oo ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii ahna Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Dowladda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa Maanta oo jimco ah ku dhawaaqay inuu xilkii is casilay. Waxaa uu xilka soo hayey Demeke Mekonnen tan iyo bishii November 2020ka. Lama shaacin sababaha uu isku casiley, hase yeeshee waxaa uu ka soo jeedaa qowmiyadda Amxaarada oo haatan dagaal culus oo […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii ahna Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Dowladda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa Maanta oo jimco ah ku dhawaaqay inuu xilkii is casilay.

Waxaa uu xilka soo hayey Demeke Mekonnen tan iyo bishii November 2020ka. Lama shaacin sababaha uu isku casiley, hase yeeshee waxaa uu ka soo jeedaa qowmiyadda Amxaarada oo haatan dagaal culus oo hubeysan kula jirta Dowladda Itoobiya ee Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

- Advertisement -

Dameke ayaa mudo dheer ahaa Wasiirka arrimaha dibada iyo RW kuxigeen, balse todobaadkan ayaa laga ceyriyey Kuxigeenka madaxa Xisbiga talada haya, iyadoo booskiisa lagaliyey Taliyaha Nabadsugida Itoobiya oo ay isku qowmiyad kasoo jeedaan.

Dalka Itoobiya ayaa waxaa ka dhacay dagaalo sokeeye oo qowmiyado ku saleysan, kuwaas oo khatar ku ah amniga dalkaasi iyo kan gobolka intaba.

Latest stories