HomeWararCiidamada Jabhadda Amxaarada oo kaabiga ku haya Caasimadda Addis Ababa

Ciidamada Jabhadda Amxaarada oo kaabiga ku haya Caasimadda Addis Ababa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93-KM u jirta magaalada Addis Ababa, ee Caasimadda Itoobiya, sida ay sheegeen xubno ka tirsan Jabhadda. Dagaalamayaasha Jabhadda Amxaara ayaa hadda Kaabiga ku haysa magaalada Addis Ababa ee uu ku shaqeeyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed. Gobalka Maamulka […]

- Advertisement -

Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93-KM u jirta magaalada Addis Ababa, ee Caasimadda Itoobiya, sida ay sheegeen xubno ka tirsan Jabhadda.

Dagaalamayaasha Jabhadda Amxaara ayaa hadda Kaabiga ku haysa magaalada Addis Ababa ee uu ku shaqeeyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

- Advertisement -

Gobalka Maamulka Axmaarada ayaa waxaa ka socda kacdoonkii ugu xooganaa, waxaana maanta laga maqlay rasaas dabaal deg u muuqatay markii uu is casilay R/wasaare ku xigeenkii Itoobiya ahaana wasiirkii Arrimaha Dibadda.

Demeke Mekonnen oo Abiy Ahmed ay saaxiib isku dhow ahaayeen ilaa iyo 2020-kii ayaa shalay xilkii iska casilay, sida ay xaqiijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan xukuumadda Abiy.

Waxaa la arkayay muuqaallo laga duubay kooxaha kacdoonka oo isku soo baxay markii uu is casilay Mr. Demeke, kuwaas oo raasaas ridaya.

- Advertisement -

Dalka Itoobiya ayaa waxaa xilligaan ka taagan dagaalo sokeeye oo qowmiyado ku saleysan, kuwaasi oo khatar ku ah amniga dalkaasi iyo kan gobolka intaba.

Latest stories