HomeWararIsraa’iil oo Askar Iran u dhashay ku dishay Suuriya

Israa’iil oo Askar Iran u dhashay ku dishay Suuriya

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha Iran ayaa sheegay in weerarka cirka ah oo lagu qaaday caasimadda Suuriya oo lagu dilay shan xubnood oo sare oo ka tirsan ciidamada ammaanka Iran ay “jawaab ka bixin doonaan”. Ebrahim Raisi ayaa sheegay in Israa’iil ay mas’uul ka tahay weerarka oo sidoo kale lagu dilay tiro ka mid ah ciidamada Suuriya. Israa’iil kama […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Iran ayaa sheegay in weerarka cirka ah oo lagu qaaday caasimadda Suuriya oo lagu dilay shan xubnood oo sare oo ka tirsan ciidamada ammaanka Iran ay “jawaab ka bixin doonaan”.

Ebrahim Raisi ayaa sheegay in Israa’iil ay mas’uul ka tahay weerarka oo sidoo kale lagu dilay tiro ka mid ah ciidamada Suuriya.

- Advertisement -

Israa’iil kama aysan hadlin weerarkan.

Muddo sanado ah ayaa waxa ay duqaymo la beegsatay bartilmaameedyo xiriir la leh Iran oo ku yaalla Suuriya.

Duqeymaha noocan oo kale ah ayaa sii xoogeystay tan iyo markii uu billowday dagaalka Israa’iil iyo Qaza kaddib weerarradii Xamaas ay ku qaadday Israa’iil 7-dii Oktoobar.

Latest stories