HomeWararDeni oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay RW Hore ee Soomaaliya

Deni oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay RW Hore ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleddka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan gaar ah Madaxtooyada kula kulmay Masuuliyiin kala duwan oo u uku jiro Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya. Kulanka oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ayaa waxaa Deni u uku qaabilay Xubno uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo Siyaasiyiin kale oo xilal […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleddka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan gaar ah Madaxtooyada kula kulmay Masuuliyiin kala duwan oo u uku jiro Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ayaa waxaa Deni u uku qaabilay Xubno uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo Siyaasiyiin kale oo xilal soo qabtay.

- Advertisement -

Ujeedka Masuuliyiintaas ayaa Puntland u tagay inay ka qeybgalaan caleemasaarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,  Kaasi oo dhici doona 25-ka January 2024.

Masuuliyiin kale ayaa sidoo kale la filayaa inay ka qayb galaan Xafladda, waxaana ka mid ah Masuuliyiintaas Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.

 

Latest stories