HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo Maanta ku kulmaya Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo Maanta ku kulmaya Jabuuti

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi. Kulanka dhexmari doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi ayaa waxaa dib loogu bilaabi doonaa wadahadaladii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Somaliland, sida lagu shaaciyay War-saxaafadeed […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalkaasi.

Kulanka dhexmari doona Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi ayaa waxaa dib loogu bilaabi doonaa wadahadaladii u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Somaliland, sida lagu shaaciyay War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliland.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacadaha soo socda ee Maanta tagi doona dalka Jabuuti, halka dhan kale Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafdi la socday ay Maanta gaareen Jabuuti.

Si kastaba, madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa horay sidaan oo kale sanadkii hore ugu kulmay dalka Jabuuti, kadibna waxa ay ka wada qayb galeen meherka Xildhibaan Saadaq Joon iyo gabadha madaxweynaha dalkaasi, Haybado Ismaaciil Cumar Geelle.

Latest stories