HomeWararMadaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayay oo u safray Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayay oo u safray Jabuuti

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo khamiis ah ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, iyaga oo kusii jeeday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Ujeedada safarkan weftiga Madaxweynuhu hoggaaminayo ayaa ah in halkaa laga sii amba qaado wada hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya oo ku bilaami doona […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo khamiis ah ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, iyaga oo kusii jeeday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Ujeedada safarkan weftiga Madaxweynuhu hoggaaminayo ayaa ah in halkaa laga sii amba qaado wada hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya oo ku bilaami doona heer Madaxweyneyaal.

- Advertisement -

Safarka shaqo ee Madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa muddo kooban qaadan doona, waxana ku wehelinaya wasiirrada wasaaradaha horumarinta Maaliyadda, Dr. Sacad Cali Shire, Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), Arrimaha Gudaha, Maxamed Kaahin Axmed, Waxbarashada iyo xubno kale.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo  Muuse Biixi ayaa sannadkii hore  ugu kulmay magaalada Jabuuti, xilligaas oo labada madaxweyne Jabuuti u tageen ka qeyb galka Munaasabad ka dhaceysay dalkaasi.

Latest stories