HomeWararMarkab lagu weerary xeebaha Hindiya iyo dalka lagu tuhmayo

Markab lagu weerary xeebaha Hindiya iyo dalka lagu tuhmayo

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Markab nooca Kiimikada xambaar ah ayaa lagu weeraray diyaarad Drone oo la sheegay in ay ka timid dhanka dalka Iran, xilli uu marayay Badweynta Hindiya Sabtidii, sida ay sheegeen militariga Mareykanka. Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in markabka Chem Pluto lagu weeraray meel ka baxsan xeebaha Hindiya.Dab ka kacay markabka ayaa la damiyay markii dambe. Ma […]

- Advertisement -

Markab nooca Kiimikada xambaar ah ayaa lagu weeraray diyaarad Drone oo la sheegay in ay ka timid dhanka dalka Iran, xilli uu marayay Badweynta Hindiya Sabtidii, sida ay sheegeen militariga Mareykanka.

Pentagon-ka Mareykanka ayaa sheegay in markabka Chem Pluto lagu weeraray meel ka baxsan xeebaha Hindiya.Dab ka kacay markabka ayaa la damiyay markii dambe. Ma jirin wax khasaare ah oo ka dhashay. Iran ayaan wax war ah ka soo saarin dhacdadan.

- Advertisement -

Dhawaanahan waxaa ka dhacayay weeraro is xigxigay oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaalaha oo lala beegsaday maraakiib marayay badda cas oo ay fuliyeen fallaagada Xuutiyiinta Yemen ee ay taageerto Iran.

Latest stories