HomeWararGaari ay leedahay Shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay Muqdisho

Gaari ay leedahay Shirkadda Hormuud oo lagu qarxiyay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qarax lagu xirey gaari noociiisa yahay Noha oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud oo shalay ka dhacay degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintey  Cabdiwahaab Cismaan Axmed oo ahaa shaqaale ka tirsan xarunta ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud ku leedahay degmada huriwaa, halka sidoo dhaawacyo halis ah ka ay soo gaareen labo hawl-wadeeno oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax lagu xirey gaari noociiisa yahay Noha oo ay leedahay shirkada isgaarsiinta Hormuud oo shalay ka dhacay degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhintey  Cabdiwahaab Cismaan Axmed oo ahaa shaqaale ka tirsan xarunta ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud ku leedahay degmada huriwaa, halka sidoo dhaawacyo halis ah ka ay soo gaareen labo hawl-wadeeno oo kale.

Qaraxaan ayaa dhacay 10 maalmood kadib qarax weyn oo nooca miinada dhulka lagu aaso ah oo degaanka Tredishe lagula eegtay gaari ay lahayd Shirkadda Hormuud kaasi oo sababay dhimashada Axmed Cumar cabdulle oo ka tirsanaa Shaqalaha Shirkadda.

- Advertisement -

Waxaa xusid mudan in bishii November ee sanadkaan qaraxyo is xigxigey lala beegsaday qaar ka mid ah laamaha iibka ee shirkaddu ku leedahay Xero-Jarmal (Xarutii Tababarka Farsamada Gacanta XTFG) ee Degmada Dayniile, BTSyadii shirkadda xaafadaha Igadaba-gey & Safaari ee deegaanka Garas-Baaley iyo Bts-kii degaanka Muusaaley ee Ceelasha biyaha.

Lama oga sababta loo beegsanaayo gawaarida iyo laamaha shirkadda isgaarsiinta Hormuud, mana jirto cid ilaa iyo hada sheegatay masuuliyadda qaraxyadan kala duwan. Dowlada Somalia wali kama aysan hadlin qaraxyadaan mana jirto cid loo soo xirey ilaa iyo hadda falalkaan gurracan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts