HomeWararCiidanka Xoogga oo fuliyay howlgal AS looga saaray dhul Beereed

Ciidanka Xoogga oo fuliyay howlgal AS looga saaray dhul Beereed

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

iidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa xalay hawlgallo culus oo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka wada tuulooyinka kala ah Mareereey, Moordiile, Raqayle iyo Caanoole oo hoostaga deegaanka Sabiid ee degmada Afgooye. Howgalladan ayaa Shabaab looga saaray dhul beereed, iyadoo la burburiyay fariisimo ku […]

- Advertisement -

iidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa xalay hawlgallo culus oo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka wada tuulooyinka kala ah Mareereey, Moordiile, Raqayle iyo Caanoole oo hoostaga deegaanka Sabiid ee degmada Afgooye.

Howgalladan ayaa Shabaab looga saaray dhul beereed, iyadoo la burburiyay fariisimo ku lahaayeen halkaas, sida waraahinta ku hadasha Afka dowladda u sheegeen saraakiisha howlgalka hoggaamineysay.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa ku guuleystey inay xaqiijiyaan amniga guud ee tuulooyinka laga saaray Shabaab, waxaana hawlgalkan hoggaaminayay taliyaha ururka 143-aad, guutada 14-ka October ee ciidanka dhulka Gaashaanle Axmed Xasan Siyaad.

Ciidanka Xoogga dalka iyo saaxiibada caalamiga ayaa howlgallo ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab ka wada qaar kamid ah goballada dalka.

Latest stories