HomeWararDowladda oo faah-faahisay khasaaraha howlgal ka dhacay Jubbada Dhexe

Dowladda oo faah-faahisay khasaaraha howlgal ka dhacay Jubbada Dhexe

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka, kaasi oo ka dhacay Gobolka Jubbada Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, waxaana la tilmaamay in looga […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo iska kaashadeen ciidanka xoogga dalka iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka, kaasi oo ka dhacay Gobolka Jubbada Dhexe ee Koonfurta Soomaaliya.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, waxaana la tilmaamay in looga hortagay xubno isku urursanayay xadka u dhexeeya gobollada Jubbada Hoose.

- Advertisement -

“Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Mareykanka oo iskaashanaya ayaa khidad aad loo qorsheeyay lagana taxadaray waxyeelada shacabka u adeegsaday hawlgalka, waxaana hawlgalka u fulay si guul ah” ayaa lagu yiri War kasoo baxay dowladda Soomaaliya.

Toddobaadkan gudihiisa ayaa waxaa hawlgal kale oo ka dhacay Gobolka Jubbada Dhexe lagu bartilmaameedsaday sarkaal kale oo ka tirsan, kaasi oo la sheegay inuu u qaabilsanaa abaabulka dagaalada.

Latest stories