HomeWararMid ka mid ah Musharixiinta Puntland oo Shil ku Geeriyooday

Mid ka mid ah Musharixiinta Puntland oo Shil ku Geeriyooday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil khasaare dhaliyay oo ka dhacay inta u dhexaysa Magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho, waxaana ku geeriyooday Shilkaasi mid ka mid ah Musharrixiinta u taagan Xilka Madaxweyne ee Puntland. Wararku waxaa ay sheegeyaan in Shilka u uku geeriyooday Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud. Marxuumka ayaa ku sii jeeday […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Shil khasaare dhaliyay oo ka dhacay inta u dhexaysa Magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho, waxaana ku geeriyooday Shilkaasi mid ka mid ah Musharrixiinta u taagan Xilka Madaxweyne ee Puntland.

Wararku waxaa ay sheegeyaan in Shilka u uku geeriyooday Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud.

- Advertisement -

Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland

Latest stories