HomeWararTaliyaha Ciidanka Boliiska dalka jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Taliyaha Ciidanka Boliiska dalka jabuuti oo Muqdisho soo gaaray

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska dalka jabuuti G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana si weyn usoo dhaweeyey Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska General Cismaan Cabdullaahi Kaniif iyo saraakiil kale. Safarka Taliyaha ayaa la xiriira ka qeyb galka Munaasabadda weyn ee 80 sano guurada aas aaska […]

- Advertisement -

Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Boliiska dalka jabuuti G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana si weyn usoo dhaweeyey Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska General Cismaan Cabdullaahi Kaniif iyo saraakiil kale.

Safarka Taliyaha ayaa la xiriira ka qeyb galka Munaasabadda weyn ee 80 sano guurada aas aaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku beegan Maalinta Berrito ah 20 December.

- Advertisement -

Wafdiga taliyaha ayaa loo galbiyey xarunya Taliska ee Komaanda Boliisiya si halkaas uu ugu qaabilo Taliyaha Ciidanka Boliiska General Sulub Axmed Firin.

Latest stories