HomeWararDaahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060 oo Muqdisho ka furmaya

Daahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060 oo Muqdisho ka furmaya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhici doona daahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060, oo ay kasoo qayb gali doonaan masuuliyiinta dowlada ugu sarreysa iyo marti-sharaf kale. Daahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060, ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda  daahfuri doonna, waxaana sidoo kale ka qayb […]

- Advertisement -

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhici doona daahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060, oo ay kasoo qayb gali doonaan masuuliyiinta dowlada ugu sarreysa iyo marti-sharaf kale.

Daahfurka Hannaanka Diyaarinta Hiigsiga Qarni-jirka ee 2060, ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda  daahfuri doonna, waxaana sidoo kale ka qayb galaya masuuliyin kale oo dowladda ka tirsan.

Qaban-qaaabdii ugu dambeysay ee daahfurka shirka ayaa haatan socota, waxaana uu si toos ah u furmi doonaa saacadaha soo aaddan

Qorshaha Hiigsiga waxaa u yool ah in Soomaaliya ay noqoto dal barwaaqo ah boqol guurada gobonimadeeda kaddib

Latest stories