HomeWararGuddiga Saaxibtinimadda Baarlamaanka Somalia iyo imaaraadka oo Guddoomiye doortay

Guddiga Saaxibtinimadda Baarlamaanka Somalia iyo imaaraadka oo Guddoomiye doortay

Date:

Related stories

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Kadib kulan ay isugu yimaadeen Xubnaha guddiga saaxibtinimadda Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Isutaga imaaraadka Carabta ayaa waxaa ay guddigu ku doorteen Guddoomiyaha. Guddiga oo  yeeshay kulankoodi ugu horeeyay ayaa waxa lagu doortay Guddoomiyaha guddiga, waxaana loo doortay Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow. Doorashada Guddiga ayaa waxaa goob joog ahaa Habdhowraha guud ee Golaha Xildhibaan Maxamed […]

- Advertisement -

Kadib kulan ay isugu yimaadeen Xubnaha guddiga saaxibtinimadda Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Isutaga imaaraadka Carabta ayaa waxaa ay guddigu ku doorteen Guddoomiyaha.

Guddiga oo  yeeshay kulankoodi ugu horeeyay ayaa waxa lagu doortay Guddoomiyaha guddiga, waxaana loo doortay Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow.

- Advertisement -

Doorashada Guddiga ayaa waxaa goob joog ahaa Habdhowraha guud ee Golaha Xildhibaan Maxamed Xasan Nuux iyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle Jaabiri.

Latest stories