HomeWararCiidanka Ammaanka Puntland oo Sheegay inay gacanta ku dhigeen Qaraxyo

Ciidanka Ammaanka Puntland oo Sheegay inay gacanta ku dhigeen Qaraxyo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox ka tirsan Daacish oo Qaraxyo ku diyarinayay Magaalada Boosaaso. Ciidamada ayaa sheegay inay fashiliyeen Miino ay kooxda Daacish dooneysay iney ku la beegsadaan shaqaalaha shirkadda dhismaha ee Bulsho iyo shacab Soomaaliyeed oo waxba galabsan. Hay’adaha amaanka […]

- Advertisement -

Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada dowlad goboleedka Puntland ee katirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox ka tirsan Daacish oo Qaraxyo ku diyarinayay Magaalada Boosaaso.

Ciidamada ayaa sheegay inay fashiliyeen Miino ay kooxda Daacish dooneysay iney ku la beegsadaan shaqaalaha shirkadda dhismaha ee Bulsho iyo shacab Soomaaliyeed oo waxba galabsan.

- Advertisement -

Hay’adaha amaanka ayaa intaasi kud aray in howgal ay ku qabteen qaraxaasi oo ay xogtiisa heleen.

Ciidanka Boliiska Soomalaiyeed, labadiisa heer ee Dowlad Goboleedyada iyo Kan Dowlada dhexe ayaa howgallo wadajir ah sameeya, kuwaasi ka dhan ah falalka amniga liidka ku ah.

 

Latest stories