HomeWararCiidanka Kumaandooska Gor Gor oo Sheegay inay dileen xubin sare oo AL-Shabaab...

Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo Sheegay inay dileen xubin sare oo AL-Shabaab ka tirsan

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ururka Saddexaad iyo Ciidanka degaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen galbeedka Xarardheere waxaa ay sheegeen inay ku dileen xubin sare oo Al-Shabaab iyo dagaalamaayal la socday. Taliyaha ururka saddexaad Dhamme  Cali Cageey oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka  howlgal qorsheeysan ay ka fuliyeen Tuula Xaaji, ay ku dileen […]

- Advertisement -

Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ururka Saddexaad iyo Ciidanka degaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen galbeedka Xarardheere waxaa ay sheegeen inay ku dileen xubin sare oo Al-Shabaab iyo dagaalamaayal la socday.

Taliyaha ururka saddexaad Dhamme  Cali Cageey oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka  howlgal qorsheeysan ay ka fuliyeen Tuula Xaaji, ay ku dileen saddex xubnood oo ka tirsan dagaalamaayasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale taliyaha ayaa sheegay in ciidanka ay  furteen Hub iyo saanad ciidan,goobta howlgalka ka dhacayna ay ku sugan yihiin ciidanka xoogga iyo kuwa deegaanka.

Ciidanka Qaranka qeybahooda kala duwan ayaa maalmihii ugu danbeysay howlgallo ka waday deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug.

Latest stories