HomeWararMW Israel oo la kulmay Danjirayaasha dadkooda la dilay iyo kuwa la...

MW Israel oo la kulmay Danjirayaasha dadkooda la dilay iyo kuwa la qafaashay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Madaxweyne Isaac Herzog ayaa waxa uu kulan khaas ah la yeeshay Danjirayaasha ku sugan tel Aviv ee Muwaadiniintooda ka mid noqdeen dadkii ay Dagaalamayaasha Xarakada XAMAAS ku qabteen Weerarkii ay ku galeen gudaha Israel bishii la soo dhaafay ee October 7-dii. Madaxweynaha Israel ayaa waxa uu kulanka la qaatay Danjirayaasha dalalka Thailand, Tanzania, Filibin iyo […]

- Advertisement -

Madaxweyne Isaac Herzog ayaa waxa uu kulan khaas ah la yeeshay Danjirayaasha ku sugan tel Aviv ee Muwaadiniintooda ka mid noqdeen dadkii ay Dagaalamayaasha Xarakada XAMAAS ku qabteen Weerarkii ay ku galeen gudaha Israel bishii la soo dhaafay ee October 7-dii.

Madaxweynaha Israel ayaa waxa uu kulanka la qaatay Danjirayaasha dalalka Thailand, Tanzania, Filibin iyo Nepal u jooga israel.

- Advertisement -

Danjiraha Thailand, Pannabha Chandraramya waxay sheegtay in 12 ka mid ah Muwaadiniintooda lagu dilay Weerarkii ka dhacay gudaha Israel, halka 29 kalena la qafaashay, iyadoo 4 kalena ay Isbitaal ku jiraan.

Danjiraha Filibiin waxa uu isagana sheegay in 4 ka mid ah Muwaadiniintooda lagu dilay Weerarkii XAMAAS, halka Danjiraha Tanzania sheegay in la la’ yahay 4 ka mid ah Muwaadiniintooda, lana ogeyn inay dhinteen iyo in kale.

Danjiraha dalka Nepal waxa uu isagana xusay in 10 Muwaadiniintooda lagu dilay Weerarkaasi.

Latest stories