HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Xil cusub u magacaabay Cali Jeyte Cismaan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xil cusub u magacaabay Cali Jeyte Cismaan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil sare u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ayaa waxaa Cali Jeyte loogu magacaabay inuu noqdo u qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha ee loo yaqaano (Macawiisleyda). Dhawaan ayay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil sare u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ayaa waxaa Cali Jeyte loogu magacaabay inuu noqdo u qeybsanaha Xafiiska Madaxweynaha ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha ee loo yaqaano (Macawiisleyda).

- Advertisement -

Dhawaan ayay aheyd markii Madaxweynaha iyo Cali Jeyte ay kulamo ku yeesheen magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Maxaas, iyagoona ka wada hadlay dardar-gelinta howlgalada lagula dagaalamayo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Cali Jeyte oo mar soo noqday Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa hoggaaminayay ciidan farabadan oo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ah oo Al-Shabaab dagaalo ugala wareegay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolkaasi

Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Guudlaawe ayaa 18 bishii Jun ee sanadkaan 2023 xilka ka qaaday Cali Jayte Cismaan oo ahaa Guddoomiyihii gobolka Hiiraan, waxaana lagu bedelay Cabdullaahi Axmed Maalin (Surufow).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts