HomeWararGuudlaawe oo Maanta kulan la yeeshay wafdi ka socda DF & Q/Midoobay

Guudlaawe oo Maanta kulan la yeeshay wafdi ka socda DF & Q/Midoobay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilo ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobey. Wafdigaan oo uu hogaaminayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Axmed Madoobe Nuunow iyo Wakiilada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee FAO, IOM, UN-Habitat, UNIDO iyo UNEP. Madaxweynaha iyo qaar kamid ah Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wakiilo ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobey.

Wafdigaan oo uu hogaaminayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS Axmed Madoobe Nuunow iyo Wakiilada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee FAO, IOM, UN-Habitat, UNIDO iyo UNEP.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa kulan la qaatay wafdigan waxayna ka wada hadleen kor u qaadista Mashaariicda horumarinta iyo ka doodista Mashruuca Biyo-xireenka Jowhar ee (JOSP).

Mashruucan wuxuu ka qeyb qaadan doonaa xal u helista maareynta fatahaadaha wabiga shabeelle iyo biyo la’aanta xiliyada abaaraha kaas oo wax weyn ka tari doona Kaabayaasha Dhaqaalaha oo ay ugu horeyso wax soo saarka beeraha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts