HomeWararRW Xamse Barre oo ka qaybgalay munaasabada Xuska duulaankii waxbarashada 29 Oktoobar

RW Xamse Barre oo ka qaybgalay munaasabada Xuska duulaankii waxbarashada 29 Oktoobar

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in weerarkii Alshabaab ku qaadeen Waxbarashada 29kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ay dowladdu ka bixisay jawaabo deg-deg ah. RW Xamse Barre ayaa sheegay in tallaabooyinka dowladdu qaaadday ay a mid ahaayeen dagaallada Al-Shabaab looga saarayo dalka, kaasi oo uu sheegay in haatan uu marayo […]

- Advertisement -

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in weerarkii Alshabaab ku qaadeen Waxbarashada 29kii bishii Oktoobar ee sanadkii hore ay dowladdu ka bixisay jawaabo deg-deg ah.

RW Xamse Barre ayaa sheegay in tallaabooyinka dowladdu qaaadday ay a mid ahaayeen dagaallada Al-Shabaab looga saarayo dalka, kaasi oo uu sheegay in haatan uu marayo meeshii ugu xoogganayd.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Alle uga baryay naxariistiisa Janno in uu ka waraabiyo shuhadadii naftooda ku waayey weerarkaasi, waxuuna hoosta ka xariiqay in aan looga hari doonin dhiigga shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Waxbarashadu aysan u hakan doonin falalkaasi, iyada oo miisaaniyadda cusub ee dhawaan la ansixiyey ay kamid yihiin shaqaaleysiinta 6-kun oo macallimiin ah, kuwaas wax baraya ubadka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madal lagu xusuusanayey, looguna ducaynayey shuhadadii naftooda ku waayey weerarkii 19kii Oktoobar.

Latest stories