HomeWararBaarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2024

Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2024

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Golaha Barlamaanka  dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta fadhigii labaad ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedka 2024-ka ee Hirshabelle taas oo dhan $20,013,662.99 Million. Kulanka oo su’aalo ku bilowday xildhibaanadu soo jeediyeen iyo wasiirka Wasaarada Maaliyadda oo ka wada jawaabay dhamaan su’aalahi la xiriiray miisaaniyada, kadib ayaa cod loo qaaday. Fadhiga barlamaanka waxaa soo xaadiray 72 xubnood, waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Barlamaanka  dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo maanta fadhigii labaad ku ansixiyay Miisaaniyad sanadeedka 2024-ka ee Hirshabelle taas oo dhan $20,013,662.99 Million.

Kulanka oo su’aalo ku bilowday xildhibaanadu soo jeediyeen iyo wasiirka Wasaarada Maaliyadda oo ka wada jawaabay dhamaan su’aalahi la xiriiray miisaaniyada, kadib ayaa cod loo qaaday.

- Advertisement -

Fadhiga barlamaanka waxaa soo xaadiray 72 xubnood, waxaa ogalaatay  xubin, waxaa diiday 1 xubin, waxaa ka aamusay 1 xubin.

Kulanka waxaa Shir-Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Barlamaanka Dowlada Hirshabelle Mudane: Abdihakim Haji Luqman Mohamed, oo aay wehliyaan labadiis ku Xigeen ee Golaha Barlamaanka Hirshabelle.

Miisaniyadaan ayaa waxa horay u ansixiyay golaha

- Advertisement -

Wasiirada Dowlada Hirshabelle- October-24-2023.Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hirsbabelle Abdirahim Isse Addow, ayaa ansixinta kadib u mahad celiyay Gudoonka barlamaanka iyo dhamaan xubnaha Golaha Barlamaanka, sida aqlabiyada leh ee ay u ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka 2024.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts