HomeWararKuuriyada Waqooyi oo ka hadashay hubka la sheegay inay siisay Xamaas

Kuuriyada Waqooyi oo ka hadashay hubka la sheegay inay siisay Xamaas

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Militariga Koonfurta Kuuriya ayaa sheegay inay dabogal ku hayaan astaan iyo raad muujinaya in dowladda Waqooyiga Kuuriya ay hubsiisay kooxda Xamaas ee dagaalka kula jirta Israel. Hubkaas ayaa la rumeysan yahay in loo adeegsaday weerarkii ay Xamaas qaaday labada toddobaad kahor ee wlei socda. Sarkaal u hadlay ciidamada Koonfur Kuuriya ayaa sheegay inay arkeen cadaymo […]

- Advertisement -

Militariga Koonfurta Kuuriya ayaa sheegay inay dabogal ku hayaan astaan iyo raad muujinaya in dowladda Waqooyiga Kuuriya ay hubsiisay kooxda Xamaas ee dagaalka kula jirta Israel.

Hubkaas ayaa la rumeysan yahay in loo adeegsaday weerarkii ay Xamaas qaaday labada toddobaad kahor ee wlei socda.

- Advertisement -

Sarkaal u hadlay ciidamada Koonfur Kuuriya ayaa sheegay inay arkeen cadaymo muujinaya inay Koonfur Kuuriya ay hub u dirtay dalalka bariga dhexe iyo kooxaha xagjirka ah.

Waxa uu intaas ku daray in xadka Israel sidoo kale laga helay nooca madaafiic 122mm ah oo ay Kuuriyada Waqooyi samaysay, kuwaas oo la rumeysan yahay in ay adeegsatay Xamaas.

Latest stories