HomeWararIran oo u digtay Israel iyo tilaabo ay qaadi karto saacadaha soo...

Iran oo u digtay Israel iyo tilaabo ay qaadi karto saacadaha soo socda

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Iran ayaa ka digtay suurtagalnimada “tallaabo hor dhac ah” oo ay qaado saacadaha soo socda”, iyadoo Israa’iil ay isu diyaarinayso weerar dhanka dhulka ah oo ay ku qaado Marinka Qasa. Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran ayaa sheegay in Israa’iil aan loo ogolaan doonin in ay waxay doonto ka sameyso Qasa cawaaqib la’aan. Xiisadda ka taagan […]

- Advertisement -

Iran ayaa ka digtay suurtagalnimada “tallaabo hor dhac ah” oo ay qaado saacadaha soo socda”, iyadoo Israa’iil ay isu diyaarinayso weerar dhanka dhulka ah oo ay ku qaado Marinka Qasa.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran ayaa sheegay in Israa’iil aan loo ogolaan doonin in ay waxay doonto ka sameyso Qasa cawaaqib la’aan.

- Advertisement -

Xiisadda ka taagan xuduudda Israa’iil iyo Lubnaan ayaa kacsan tan iyo markii Israa’iil ay billowday aargoosiga ka dhanka ah Xamaas ee Qasa. Cabsida halkan ka jirta ayaa ah in tani ay noqon karto waji cusub oo dagaalka ah , kaas oo ay ku lug leedahay Xisbullah. Iran ayaa taageerta kooxda Xisbullah.

Maraykanka ayaa uga digay Iran inay sii huriso colaadda, waxayna Israa’iil sheegtay in haddii Xisbullah ay ku lug yeelato dagaalka, inay bixin doonto jawaab ba’an.

Latest stories