HomeWararIMF oo taageera siinaysa dalalka ay saameeyeen colaadaha oo ay Somalia ku...

IMF oo taageera siinaysa dalalka ay saameeyeen colaadaha oo ay Somalia ku jirto

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Biixi Imaan Cige ayaa khudbad kooban ka jeediyay Shirka Agaasimaha Guud ee IMF iyo Wasiirada Maaliyadda Dalalka ay saameeyeen Colaadaha iyo Dhaqaalo yarida, shirkaas oo qeyb ka ah kulanka Sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya ayaa hadal jeedintiisaa ku saleeyay sida Bangiga Adduunka iyo IMF […]

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Biixi Imaan Cige ayaa khudbad kooban ka jeediyay Shirka Agaasimaha Guud ee IMF iyo Wasiirada Maaliyadda Dalalka ay saameeyeen Colaadaha iyo Dhaqaalo yarida, shirkaas oo qeyb ka ah kulanka Sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka.

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya ayaa hadal jeedintiisaa ku saleeyay sida Bangiga Adduunka iyo IMF ay uga falcelikaraan taageerada ay u baahan yihiin dalalka uu dhaqaalohoodu saameeyay Colaadaha iyo Masiibooyinka dabiiciga ah oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

- Advertisement -

Wasiir Biixi ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo xal ku jaan go’an sinaan marka ay jiraan xaaladaha gaarka ah, waxa uu intaa ku daray in ay haboontahay in la tixgaliyo talooyinka iyo waxa uu dal walbo u arko in xalkiisa uu ku jiro.

Latest stories