HomeWararQoys Soomaaliyeed oo ku geeriyooday dalka Finland kadib markii dab ka kacay...

Qoys Soomaaliyeed oo ku geeriyooday dalka Finland kadib markii dab ka kacay gurigooda

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magaalo la yiraahdo Vantaa, oo ku taalla duleedka magaalo madaxda dalka Finland ee Helsinki, ayaa lagu soo warramayaa in qoys Soomaali ah uu ku gubtay gurigii ay deganaayeen. Allaah ha u naxariistee, hooyo la oran jirey Sahro Macallin Ibraahim iyo afar caruur ah oo ay dhashay ayaa ku dhintay dabkaas. Carruurta waxaa ugu weynaa 8 […]

- Advertisement -

Magaalo la yiraahdo Vantaa, oo ku taalla duleedka magaalo madaxda dalka Finland ee Helsinki, ayaa lagu soo warramayaa in qoys Soomaali ah uu ku gubtay gurigii ay deganaayeen.

Allaah ha u naxariistee, hooyo la oran jirey Sahro Macallin Ibraahim iyo afar caruur ah oo ay dhashay ayaa ku dhintay dabkaas.

- Advertisement -

Carruurta waxaa ugu weynaa 8 jir, waxaana ugu yaraa 2 jir, ila aiyo haddana ma cadda waxa sababay dabkaasi, inkastoo Booliska Magaaladaasi ays heegen inay baaritaanno sameyn doonaan sababta keenatay dabkaasi inuu kaco.

Jaalliyadda Soomaalida ee dalkaasi oo isku soo baxay, waxaana ay dalbadeen in baaritaanno la sameyo, xili aan wali meydadkii la aasin.

 

Latest stories