HomeWararFaransiiska oo u yeeranayo safiirkooda iyo dublamaasiyiinta kale ee Niger

Faransiiska oo u yeeranayo safiirkooda iyo dublamaasiyiinta kale ee Niger

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay in Faransiiska uu u yeeranayo safiirkooda iyo dublamaasiyiinta kale ee Niger, ayna soo afjari doonaan iskaashiga milatari ee ay dalkaasi la’ lahaayen. Kun iyo shan boqol oo askari oo Faransiis ah oo qayb ka ah la dagaallanka kooxaha jihaad doonka ah ee gobolka Saaxil ayaa sidoo kale Faransiisku qorsheynayaa […]

- Advertisement -

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay in Faransiiska uu u yeeranayo safiirkooda iyo dublamaasiyiinta kale ee Niger, ayna soo afjari doonaan iskaashiga milatari ee ay dalkaasi la’ lahaayen. Kun iyo shan boqol oo askari oo Faransiis ah oo qayb ka ah la dagaallanka kooxaha jihaad doonka ah ee gobolka Saaxil ayaa sidoo kale Faransiisku qorsheynayaa inuu kala soo baxo dalkaas dhammaadka sanadkan.

Dowladda cusub ee militariga Niger ayaa soo dhaweysay go’aanka, iyadoo sheegtay in tillaabadaan ay gacan ka geysan doonto soo celinta madax banaanida dalkooda.

- Advertisement -

Mr Macron ayaa sheegay in Faransiisku aanu u afduubneyn hoggaamiyaasha dalak Niger ka sameyay afgambiga.

Horey ayaa taliyayaasha militariga ee Niamey waxay uga mamnuuceen hawada dalkooda diyaaradaha Faransiiska.

Latest stories