HomeWararAxmed Karaash oo ka qayb galay kulan looga hadlay Nabadda Adduunka

Axmed Karaash oo ka qayb galay kulan looga hadlay Nabadda Adduunka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Shir-sanadeedka Barashada Nabadda ee PDRC iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda adduunka oo sanad walba la xuso 21-ka September. Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa madasha ka sheegay muhiimada nabaddu […]

- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Shir-sanadeedka Barashada Nabadda ee PDRC iyadoo maanta la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda adduunka oo sanad walba la xuso 21-ka September.

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa madasha ka sheegay muhiimada nabaddu ugu fadhido aadanaha asaga oo xusay in dadka reer Puntland inay yihiin dad nabada ku caan ah, mar walbana loo baahanyahay in nabadda laga shaqeeyo.

- Advertisement -

Shir-sanadeedka Barashada Nabadda  ee ay soo qaban qaabisay hay’adda PDRC, oo socon doona saddex maalmood ayaa waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda Puntland, dadka nabada u dhaq-dhaqaa ee Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshadu ka koobantahay.

Latest stories