HomeWararHay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo Qabatay Kulan degdeg ah

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka oo Qabatay Kulan degdeg ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Qabatay Kulan degdeg ah oo fogaan arag ah, oo looga Arinsanayay u diyaargarowga iyo ka jawaab-bixinta khatar ka imaankarta El Niño. Kulankan oo ay soo Qabanqaabisay Hay’adda SoDMA ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha u diyaargaroowga, isuduwidda hawlaha gargaarka iyo sidii goor hore wax looga qaban lahaa khatarta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Qabatay Kulan degdeg ah oo fogaan arag ah, oo looga Arinsanayay u diyaargarowga iyo ka jawaab-bixinta khatar ka imaankarta El Niño.

Kulankan oo ay soo Qabanqaabisay Hay’adda SoDMA ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha u diyaargaroowga, isuduwidda hawlaha gargaarka iyo sidii goor hore wax looga qaban lahaa khatarta ka imaan karta fatahaadaha El Niño ay u geeysan karto deegaanno badan oo dalka ah.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay illaa 64 qof oo kala matalayay hay’ada kala duwan ee ka shaqeeya Gargaarka, Gurmadka Degdega, Safaaradaha dowladaha aynu walaalaha nahay, Deeq bixiyayaasha, Wasaaradaha Gargaarka Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka banadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts