HomeWararDagaal beeleed khasaare gaystay oo ka dhacay Waqooyiga Galgaduud

Dagaal beeleed khasaare gaystay oo ka dhacay Waqooyiga Galgaduud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka naga soo gaaraya deegaannada Bali Seenyoone, Bali-Sonkor iyo laanjaamac ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay saaka dagaal u dhaxeeya beelo halkaa wada dega. Dirirtaan oo loo maleeynayo in ay salka ku hayso aano qabiil, ayaa waxaa ku dhaawacmay dad ka badan afar qof sida ay noo sheegeen dad aan […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaannada Bali Seenyoone, Bali-Sonkor iyo laanjaamac ee waqooyiga gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay saaka dagaal u dhaxeeya beelo halkaa wada dega.

Dirirtaan oo loo maleeynayo in ay salka ku hayso aano qabiil, ayaa waxaa ku dhaawacmay dad ka badan afar qof sida ay noo sheegeen dad aan la hadalnay.

- Advertisement -

Deegaannada dagaalku ka dhacay ayaa ah aag aan kala fogeyn oo u dhaxeeya magaalooyinka Cadaado iyo Dhabad, waxaana la soo warinayaa in dagaalku hadda istaagay, balse meleeshiyo beeleedkii ay wali is hor-fadhiyaan.

Dhowr mar oo hore ayaa deegaannadaas dagaallo ku saleysan qabiil ka dhaceen kuwaas oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhawaacba lahaaa.

Latest stories