HomeWararTaageerayaal ka tirsan Mucaaradka Eritrea oo lagu xir-xiray dalka Jarmalka

Taageerayaal ka tirsan Mucaaradka Eritrea oo lagu xir-xiray dalka Jarmalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

228 ka mid ah taageerayaasha mucaaradka Eritrea ayaa lagu xiray Jarmalka kadib markii ay isku dhaceen booliska, magaalada koonfureed ee Stuttgart, waxaa sidaas sheegay booliska. Isku dhacyada ayaa qarxay habeenkii Sabtida markii taageerayaasha mucaaradka ay isku dayeen inay arbushaan munaasabad ay soo abaabuleen taageerayaasha dowladda Eritrea. Qiyaastii 300 oo boolis oo la geeyey goobta ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

228 ka mid ah taageerayaasha mucaaradka Eritrea ayaa lagu xiray Jarmalka kadib markii ay isku dhaceen booliska, magaalada koonfureed ee Stuttgart, waxaa sidaas sheegay booliska.

Isku dhacyada ayaa qarxay habeenkii Sabtida markii taageerayaasha mucaaradka ay isku dayeen inay arbushaan munaasabad ay soo abaabuleen taageerayaasha dowladda Eritrea.

- Advertisement -

Qiyaastii 300 oo boolis oo la geeyey goobta ayaa dhexda u galay ‘rabshado weyn” oo dhex-maray labada koox ee iska soo horjeeday, waxaa sidaas sheegay Carsten Hofle, taliye ku-xigeenka booliska Stuttgart.

“Lama sii saadaalin xoogga iyo xaddiga rabshadaha,” ayuu yiri.

Soddon iyo laba qof ayaa ku dhaawacantay iska horimaadka, oo ay ku jiraan 26 boolis ah, afar ka mid ah ka qayb-galayaasha munaasabadda iyo laba ka mid ah taageerayaasha mucaaradka, sida ay sheegeen booliska.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts