HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo la wareegay gacan ku haynta Camaara

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay gacan ku haynta Camaara

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ciidanka Qaranka iyo kuwa difaaca shacabka ee dadka deegaanka ayaa lagu soo warramayaan in goordhaweyd ay si buuxda ula wareegeen  magaalada Camaara ee gobalka Mudug. Ciidanka oo qaaday guluf dagaal oo xooggan ayaa haatan lasoo sheegayaa inay qabsadeen magaaladaasi iyi degaanno kale sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta […]

- Advertisement -

Ciidanka Qaranka iyo kuwa difaaca shacabka ee dadka deegaanka ayaa lagu soo warramayaan in goordhaweyd ay si buuxda ula wareegeen  magaalada Camaara ee gobalka Mudug.

Ciidanka oo qaaday guluf dagaal oo xooggan ayaa haatan lasoo sheegayaa inay qabsadeen magaaladaasi iyi degaanno kale sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Cabdiraxmaan Yuusuf Cadaala oo hadda ku sugan magaalada Istaraatijiga ah ee Camaara ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in magaalada si buuxda loola wareegay ka dib markii saddex jiho ay ciidamadu weerar uga qaadeen.

Latest stories