HomeWararBooliska Soomaaliya oo ka hadlay Qarax saaka lagu Weeraray Degmada Dayniile

Booliska Soomaaliya oo ka hadlay Qarax saaka lagu Weeraray Degmada Dayniile

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gaari waxyaabbaha qarxa lagu soo rarray lagu weerarray bar koontorool oo ku taalla degmada Dayniile oo ay joogeen ciidanka boliis milataaro ee suga amniga caasiamadda. Gaariga qaraxa siday oo uu waday qof ismiidaamiye ah ayaa lala beegsaday halka ay joogeen ciidanka, waxana halkaas ku dhaawacmay Askar iyo qof […]

- Advertisement -

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gaari waxyaabbaha qarxa lagu soo rarray lagu weerarray bar koontorool oo ku taalla degmada Dayniile oo ay joogeen ciidanka boliis milataaro ee suga amniga caasiamadda.

Gaariga qaraxa siday oo uu waday qof ismiidaamiye ah ayaa lala beegsaday halka ay joogeen ciidanka, waxana halkaas ku dhaawacmay Askar iyo qof rayida.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxa, iyadoo intaa ku dartay in Weerarkaasi uu ahaa mid ismiidaamin ah.

Balse laamaha amniga Degmada ayaa ka hadlay Qaraxaasi, waxaana Masuul u hadlay uu sheegay in ay fashiliyiin weerarka ay saaka soo qaadeen dagaalamayaashaasi ka tirsan AL-Shabaab.

Waxaa uu xaqiijiyay in Khasaare uu soo gaaray Ciidankii ku sugna barta Koontrol ee Gaarigu ku qarxay, waxaana intaas u uku daray in dhaawacyo fudud ay soo gaareen ilaa iyo 5 Askari.

- Advertisement -

 

Latest stories