HomeCaalamkaWaqtiga xilka loo dhaarinayo Madaxweynaha KMG ee GABON oo lagu dhawaaqay

Waqtiga xilka loo dhaarinayo Madaxweynaha KMG ee GABON oo lagu dhawaaqay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Taliyihii Ilaaladda Madaxtooyada dalka Gabon, ahna Ninka haatan ugu Awooda badan Saraakiisha Milliteriga dalkaasi, General Brice Oligui Nguema ayaa la filayaa in maalinta Isniinta ee soo socota (Sept. 4) loo dhaariyo Xilka Madaxweynaha KMG ee dalkaasi. Munaasabadda Dhaarintiisa ayaa waxay ka dhici doontaa Maxkamadda Dastuuriga (The Constitutional Court) oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Libreville. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyihii Ilaaladda Madaxtooyada dalka Gabon, ahna Ninka haatan ugu Awooda badan Saraakiisha Milliteriga dalkaasi, General Brice Oligui Nguema ayaa la filayaa in maalinta Isniinta ee soo socota (Sept. 4) loo dhaariyo Xilka Madaxweynaha KMG ee dalkaasi.

Munaasabadda Dhaarintiisa ayaa waxay ka dhici doontaa Maxkamadda Dastuuriga (The Constitutional Court) oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Libreville.

- Advertisement -

Afhayeenka Guddiga Xilliga Kala-Guurka iyo soo-celinta Hay’adaha (The Committee for the Transition and Restoration of Institutions), Ulrich Manfoumbi oo ka hadlay TV-ga Qaranka dalka Gabon ayaa sheegay in Madaxweynaha Cusub ee KMG uu Qaabayn doono Hay’adaha Dowladda ee xilliga KMG.

Go’aanka ay Guddiga Saraakiisha Milliteriga ee  la wareegay Talada dalkaasi ayaa waxa uu ku soo beegmayaa hal maalin kadib, markii ay Talada ka tuureen Madaxweynihii Sharciga ee dalka Gabon, Ali Omar Bongo Ondimba, oo Xilkaasi hayey tan iyo sanadkii 2009-kii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts