HomeCaalamkaWeerar lagu Burburiyey Diyaarado oo ka dhacay Garoon ku yaal Ruushka

Weerar lagu Burburiyey Diyaarado oo ka dhacay Garoon ku yaal Ruushka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Weerar ay Diyaarad nooca daroonka ka geysteen gudaha dalka Ruushka ayaa waxay waxyeelo soo gaartay ugu yaraan 4 diyaaradaha waa weyn ee noocoodu ahaa Ilyushin Il-76 Transport Plane oo ku sugnaa Saldhiga ciidanka Cirka ee magaalada Pskov oo ku taalla W/Galbeed ee dalkaasi. Wakaallada Wararka Ruushka ee TASS waxay sheegtay inay ugu yaraan  10 Diyaaradaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerar ay Diyaarad nooca daroonka ka geysteen gudaha dalka Ruushka ayaa waxay waxyeelo soo gaartay ugu yaraan 4 diyaaradaha waa weyn ee noocoodu ahaa Ilyushin Il-76 Transport Plane oo ku sugnaa Saldhiga ciidanka Cirka ee magaalada Pskov oo ku taalla W/Galbeed ee dalkaasi.

Wakaallada Wararka Ruushka ee TASS waxay sheegtay inay ugu yaraan  10 Diyaaradaha Drones-ka ku lug lahaayeen Duqeynta lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Cirka ee magaalada Pskov oo 700 KM dhanka Waqooyi ka xigta xuduudka Ukraine,  una dhow Xuduudka ay Ruushka la wadaagto dalka Estonia.

- Advertisement -

Magaalladda Pskov waxay 30 KM oo keliya u jirtaa xuduudka dalka Estonia,  halka ay Pskov 60 KM dhanka K/Galbeed kaga toosan tahay dalka Latvia.

Estonia iyo Latvia waxay labaduba xubno ka yihiin Isbahaysiga NATO.

Dhanka kale, Duullimaadyada Diyaaradihii la hinqan lahaa iyo kuwii ku soo degi lahaa Garoonkaasi ayaa la joojiyey maanta, si loo qiimeeyo Khasaaraha soo gaaray Dhabaha ay Diyaaradaha soo caga-dhigtaan (The runway).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts