HomeWararWasiir Faarax Cabduqaadir oo soo saaray Amar ku socda Bahda Waxbarashada

Wasiir Faarax Cabduqaadir oo soo saaray Amar ku socda Bahda Waxbarashada

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Wasaaradda Waxbarashada hiddah iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ayaa wax ay la wadaagtay in ardayda ka soo baxdah dugsiyada sare ee dalka una gudbiya heerka sare ee Jaamacadaha in ay maraan hal sano oo waxbarasho asaasi ah.

Sanadka waxbarashada asaasiga ayaa ka kooban labo semestar oo aan ku jirin muddada afarta sano ama ka badan ee Waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda.

- Advertisement -

Maaddooyinka lagu dhigayo Sannadka Waxbarashada ee asaasiga ah,waa in ay ka mid noqdaan:

Afka Soomaaliga (oo ay ku jiraan suugaanta, dhaqanka yo taariikhda),Afafka Carabiga iyo Ingiriiska (ama luqadda u ardayga ku qaadan doono waxbarashadiisa jaamacadeed), Daraasaadka Islaamka (Fahamka guud iyo akhlaaqda Islaamka), Xirfadaha Habqoraalka Akadeemigga ah, Xirfadaha Xallinta khilaafaadka, Xiriirka Bulshada iyo Hab-fekerka Naqdineed (Critical Thinking).

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda

- Advertisement -

Latest stories