HomeWararDF oo faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo...

DF oo faah faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howlgal culus oo la fuliyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgaladii ugu danbeeyay ee ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ay ka fuliyeen aagga degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud. Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in howlgalka dhacay saacadii lasoo dhaafay lagu dilay 30 dagaalame […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgaladii ugu danbeeyay ee ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ay ka fuliyeen aagga degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in howlgalka dhacay saacadii lasoo dhaafay lagu dilay 30 dagaalame oo kamid ahaa Shabaabka oo ku sugnaa aagga degmada Galhareeri.

- Advertisement -

Jeneeralka ayaa sheegay in ciidamadda dowladdu ay dagaal ku qaadeen deegaannada Ceelbacad iyo lix irdood oo hoos yimaada degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeeri, waxaana dagaalku uu ka dhacay Af-goobad oo Shabaabka ku sugnaayeen.

Wuxuu intaas kusii daray Afhayeenka hadalkiisa in Ciidamadda oo feejigan ay fashiliyeen  gaari qarax  laga soo buuxiyay oo la doonayay inay cutubyada ciidamadda dowladda ee dagaalka ku jira lagu dhibaateeyo, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dowladda Federaalka ayaa weli wada diyaar garoow ay ku dooneyso inay ciidamada xoogga dalka kula wareegayaan degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeeri ee ka tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana Dhuusamareeb ku sugan oo wada abaabulka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts